Fadeexad ka dhalatay Darbiga dowlada Kenya ka dhiseyso Xadka Soomaaliya !!

Waxaa soo baxaya fadeexad maaliyadeed oo ka dhalatay darbiga ay dowlada Kenya ka dhiseyso xadka Soomaaliya, darbigan ayeyna Kenya ugu tala gashay in lagu yareeyo weerarada Al Shabaab ka fuliyaan gudaha Kenya. Dowlada Kenya ayaa horey u shaacisay in darbi iyo silig ka dhiseyso 700km  oo kamid ah xadka ay Soomaaliya la wadaagto, waxa ayna Kenya … Continue reading Fadeexad ka dhalatay Darbiga dowlada Kenya ka dhiseyso Xadka Soomaaliya !!